Warbixin: Haweeney kunool dalka mareekanka ayaa dib ula midowday faraanti kamaqnaay mudo 47 sano ah
faraantiga oo kadhumay waagi ay kabaxeyse iskuulka ayaa hada dib loohelay ayadoo lagawado qorshe dhsmo meesha uu uga lumay faraantiga.
Ludwick oo ah mid kamid ah ragii dhismaha kaqeyb qaadanaaye ayaa soohelay faraantiga xili lagu gudo jiray waqtiga shaqada.
Faraantigaan ayaa lasheegay in uu ahaa mid ay ardayda iskuulkaan xertaan waqtiga qalin jabinta waxa uuna kalumay haweeneydaan oo waagaas kamid eheyd ardayda iskuulka.
Waxa u lumay faraantigaan sanadka markuu ahaa 1971 waxa uuna hada dib ula midoobay haweyneedaan oo eheyd milkilaha faraantiga,
Angelita Olivares ayaa aha haweeneyda lahaatay faraantiga kadib markii dib loobaaray.
No comments:
Post a Comment