Farshaxamiiste udhashay India Oo Nashaqadeeye Qalinka Uguyar Aduunka - Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Post Top Ad

Friday, February 23, 2018

demo-image

Farshaxamiiste udhashay India Oo Nashaqadeeye Qalinka Uguyar Aduunka

Responsive Ads Here
pen

Warbixin: Farshaxamiiste Udhashay Wadanka India ayaa nashqadeeye qalinka ugu yar aduunka hadaba su'aasha la isweydiinayo ayaaah qalinka uxuu la egyahay?






Prakash Chandra Upadhyay, oo ah farshaxamiiste ayaa waxa uu nashqadeeye qalinka ugu yar aduunka qalinka ayaa gaaraya dhirirkiisa 0.51cm  waa wax aad u yar marka loo eego qalimaanta caadi loo isticmaalo.

Ninkaan ayaa ku muteystay abaalmarin nashqadaan uu sameeyayawgeed waxaana loo aqoonsaday qalinka ugu yar aduunka.

Qalinkaan ayaa marka wax lagu qori tago waxaa ladhaxgaliyaa faraha dhaxdooda halkaas ayaa lagu qabtaa kadib ayaana lagu qoraa wixi loo baahdo.

Prakash Chandra Upadhyay, ayaa sheegay in ay kuqaadatay 4 maalin nashqadeynta qalinkaan kaas oo uu markii danbana ku guuleyste.

Qalinkaan ayaa lagasameeye gobalyar oo alwaax ah, kaas oo laqoray ugu danbeyna aad looyareeye.

No comments:

Post a Comment

Warbixin: Farshaxamiiste Udhashay Wadanka India ayaa nashqadeeye qalinka ugu yar aduunka hadaba su'aasha la isweydiinayo ayaaah qalinka uxuu la egyahay? Prakash Chandra Upadhyay, oo ah farshaxamiiste ayaa waxa uu nashqadeeye qalinka u...

Post Bottom Ad

Pages

Contact Form

Name

Email *

Message *