Warbixin: Caaradii ugu weyneed aduunka ayaa dhimatay kadib markii uu cunay bahalkale, waxay ayna kudhimatay 43 sano.
Cilmi baarayaal udhashay dalka Australia ayaa soo bandhigay in ay dhimatay Caaro caaradi ugu weyneed aduunka.
Leanda Mason, ayaa ku sheegtay maqaal ay ku qortay joornaalka Pacific Conservation Biology Journal, in caaradii la oranjiray Number 16 ay dhimatay kadib markii
Xayawaanka kamuuqda sawirka kore ee u eg shinida ayaa lasheegay in uu yahay xayawaanka dilay caarada.
caaradaan caaradii kahoreyse ee ku nooleed dalka Mexico ayaa ku dhimatay 28 sano
Number 16 oo ah caarada hada dhimatay ayaa ah mida heesato rikoorka ugu weyn caaro caarada aduunka sida lagu sheegay cilmi baarista.
No comments:
Post a Comment