Waakuma Wadanka heysto Nukliyeerka ugu badan aduunka? - Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Post Top Ad

Responsive Ads Here

Monday, December 11, 2017

Waakuma Wadanka heysto Nukliyeerka ugu badan aduunka?

Nukliyeer oo ah hubka ugu culus aduunka uguna wax gumaadka badan ayaa hadana waxaa heysto tiro yar oo wadamo ah, laakiin su'aasha taagan ayaa ah wadankee ugu badan heesashada madaxyada Nukliyeerka.

warbixin dhawaan soobaxday ayaa sheegeysa in Mareekanka iyo Ruushka oo ah labada wadan ee heesto madaxyada nukliyeerka ugu badan ee aduunka 92% ayay heestaan qiyaastii 15,000 oo madax oo aduunka taalo.

Ruushka ayaa ah wadanka ugu badan ee heesto nukliyeer waxaana lasheega in uu heysto 7,000 oo madax, sidoo kalena waxaa lasheegaa in ay jiraan in kabadan 1000 oo weli kusocoto farsano.
Mareekanka ayaa ah wadanka labaad waxa uuna heystaa 6800 madax Nukliyeer, xoogaa kalana waxa kusocoto farsamo.

Waqooyiga Kuuriya oo waayadaan danbo tijaabo isdaba joog ah sameye ayaan lasheegaa in uu heysto 10 madax oo u diyaarsan walow aan lahubin , waxaa kale oo lasheegayaa in ay 60 madax kujirto farsanmo welina aysan soobixin waxaana laqayaasaa in uu intaas kabadn doonto.

Halkii madax ilaa xaguu gaari karaa?

waxaa laqiyaasaa in halkii madax oo Nukliyeer ah uu safri karo kudhawaad 10,000 km taas oo noqon karto qaarad kaqaarad sifudud in uu isga goosho.


No comments:

Post a Comment

Maroodi yar oo Kalaburiyay Dad rabay in ay Muuqaalo Kaduubtaan

Warbixin: Maroodi yar kaas oo ay kala lumeyn Maroodiyaalkii uu lasocday ayaa la arkay asigoo kala ceyrinaaya dad rabay in ay muuqaalo kad...

Post Bottom Ad

Responsive Ads Here

Pages