Warbixin: Mooska oo ah waxyaabaha ugu badan oo dalka Soomaaliya kabaxo ayaa hadana sidii larabay loo isticmaalin. hadaba maxaa dhacaya hadaa maalinkasto cunto 2 Moos?
Hadii aa tahay qof aanan cunin mooska ama mar dhif ah cuno hadaba waxaa halkaan kugu siineyna warbixin kahadlyso muhiimada uu leeyahay cunidda Mooska maalinwalbo.
Maxaa Kujiro Hal Xabo oo Moos Ah?
halkii Moos noooca caadiga ah waxaa laga helaa dhoor gram oo Carbonhydrates ah sidoo kale Protein, Sodium iyo vitamine ayaa laga helaa, wax dufan ahna kuma jiro.
Cun Labo Moos Maalinkasto
Daraasad cilmiyeesan oo dhawaan lasameeye ayaa lagu sheegay in hadii uu qofku cuno 2 moos maalinkasto in finanka jirka kasoobaxo ay yaraaneyso sidookalana culeyska qofka uu hoos udhacaayo, hadii uu qofku yahay mid jimicsi sameeyana ay aad muhiim utahay in uu qofka joogteeyo cunida mooska.
sidookale daraasada ayaa laguxusay in uu Mooska ufiicanyahay calool istaaga.
si aad uhesho waxwalbo oo xiiso leh pogga Facebook like saar
Facebook Page Caano Magazine.
No comments:
Post a Comment