Cayaaryahan Kubadda Cakta Caan ku ahaa oo Madaxweyne Noqday - Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Post Top Ad

Saturday, December 30, 2017

demo-image

Cayaaryahan Kubadda Cakta Caan ku ahaa oo Madaxweyne Noqday

Responsive Ads Here
weah+1

Warbixin: Xidigii hore ee kooxaha AC Milan, Chelsea iyo Man City, George Tawlon Manneh ousman Weah Kuna caan baxay George Weah ayaa noqday Madaxweynaha cusub ee Liberia 28/12/2017, Hadaba waa Kuma George Weah?

waayihiisi Cayaaraha

Weah waxa uu Kudhashay Liberia 1966 kii, waxa uu u ciyaaray kooxo kala duwan ee caalamka sidoo kalena waxa uu guulo lagaaray xulkiisi qaranka waxa uu u ciyaaray Naadiga Paris waxa uuna kula guuleestay horaaylka faransiiska Kadib waxa uu Aaday naadiga AC Milan waxa uuna labo jeer kuguuleestay Seria A.
Kadib waxa uu aaday ingiriiska waxa uuna u ciyaaray Naadiyada Chelsea Iyo Man City  waxa uuna kuguuleyste koobka FA Cup intii uu kusugnaa Ingiriiska, waxaa kale oo jirto in uu naadiyo kale kubiiray qaab amaah ah.

Abaalmarinada

Weah waxa uu ku guuleyste Ciyaaryahanka ugu fiican Afrika 3 jeer, Sidookale waxa uu kuguuleysete 1995 kii Abaalmarinta Ballon d'Or iyo laacibka sanadka ee FIFA

Siyaasadda

kadib dagaalkii lsokeeye ee Liberia Weah waxa uu go'aansaday in uu u tartamo madaxtinimada wadanka sanadkii 2005, wuuna kuguul dareeste taa oo madhicin in ladoorto, kadib waxa uu sameyste xisbi waxa uuna guda gale raadinta kursiga Madaxweyne, Weah oo aan siyaasadda aad looga aqoon laakiin Kufiicnaa kubadda cagta iyo fanka, caana ka ahaa wadanka ayaa ugu danbeyn noqday madaxweynaha wadanka khamiistii lasoo dhaafay.

si aad u hesho waxwalboo xiiso leh nagu soobiir oo Like saar facebook page Caano Magazine

1 comment:

  1. blogger_logo_round_35

    JAVA CASINO | JAVA CASINO in Cape Canaveral, FL - JetBlue
    JAVA CASINO is located near 광명 출장마사지 JAVA Casino in 상주 출장마사지 Cape Canaveral, FL and is 부천 출장안마 one of the 여주 출장샵 largest and most spectacular entertainment and gaming destinations in the 안성 출장마사지 world. JAVA

    ReplyDelete

Warbixin: Xidigii hore ee kooxaha AC Milan, Chelsea iyo Man City, George Tawlon Manneh ousman Weah Kuna caan baxay George Weah ayaa noqday Madaxweynaha cusub ee Liberia 28/12/2017, Hadaba waa Kuma George Weah? waayihiisi Cayaaraha Weah waxa uu...

Post Bottom Ad

Pages

Contact Form

Name

Email *

Message *