Mas Lagu arkay Goob ganacsi Asigoo Ku Dhexjiro Burjiko - Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Post Top Ad

Tuesday, May 1, 2018

demo-image

Mas Lagu arkay Goob ganacsi Asigoo Ku Dhexjiro Burjiko

Responsive Ads Here
mas11

Warbixin: Mid kamid ah Shaqaalaha shirkada ayaa Qeyb kamid ah Mas weyn kuarkay burjiko taalo goobta Ganacsiga 



Burjikada oo taalay goobta ganacsiga ayaa waxaa arkay mid kamid ah shaqaalaha qeyb kamid ah Maska oo kasoo jeedo Burjikada kadib waxaa loowacay Mas qabte ama nin aad u yaqaan sida Maska looqabto.
mas












goobta oo kutaalay Koonfurta Australia ayaa shaqadeedi iska sii wadatay mas qabtihiina waxa uu ku guuleystay in uu maska si nabad ah meesha uga saaro.

mas1











si aad u daawato qaabka maska meesha looga saaray jug sii ama taabo lifaaqaan hoose
https://youtu.be/C2wPfw9ts7w

No comments:

Post a Comment

Warbixin: Mid kamid ah Shaqaalaha shirkada ayaa Qeyb kamid ah Mas weyn kuarkay burjiko taalo goobta Ganacsiga  Burjikada oo taalay goobta ganacsiga ayaa waxaa arkay mid kamid ah shaqaalaha qeyb kamid ah Maska oo kasoo jeedo Burjikada kadib ...

Post Bottom Ad

Pages

Contact Form

Name

Email *

Message *