Libaax Xaday Kaamirad Muuqaal Ka Duubeyse - Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Post Top Ad

Monday, May 7, 2018

demo-image

Libaax Xaday Kaamirad Muuqaal Ka Duubeyse

Responsive Ads Here
lion

Warbixin + Sawiro: Koox muuqaal duubayaal ah ayaa soo bandhigay muuqaal yar kaas uu kadhax muuqdo Libaax Qaadanaya mid kamid ah Kaamiradaha ay wax kuduubayeen.


Kooxdaan oo soosaarto barnaamishka loo yaqaan My Africa oo ah barnaamish lagu soobandhigo muuqaalo dhab ah kuwaas oo inta badan laga sooqaado duurjoogta kunool keymaha Afrika ayaa waxa ay soo bandhigeen muuqaal yar oo uu kujiro  Libaax qaadanaya mid kamid ah Kaamiradaha ay wax ku duubayeen.
lion+1













Libaaxa ayaa la arkaya asigoo lasii ordaayo Kaamirada, halka kaamiradana ay siiwaday in ay duubto muuqaalka.

lion+2
 











Muuqaalka ayaa muujinaya in kooxda duubeyse ay usii dhawaanayeen halak uu u cararo Libaaxa si muuqaalka uu u siisocdo, muuqaalkaan ayaa labaahiyay isbuucii lasoo dhaafay.
lion+3












hadii aad u baahantahay in aa daawato muuqaalka oo dhameystiran waxaa kaheli kartaa lifaaqa hoose adiga oo guj siinaya:
https://www.youtube.com/watch?v=OXTsDr2vF_s

No comments:

Post a Comment

Warbixin + Sawiro: Koox muuqaal duubayaal ah ayaa soo bandhigay muuqaal yar kaas uu kadhax muuqdo Libaax Qaadanaya mid kamid ah Kaamiradaha ay wax kuduubayeen. Kooxdaan oo soosaarto barnaamishka loo yaqaan My Africa oo ah barnaamish lagu soob...

Post Bottom Ad

Pages

Contact Form

Name

Email *

Message *