Nin Ay Boolo Boolo Soo weerartay Asigoo Ciyaaraya Cayaarta Golfka - Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Post Top Ad

Wednesday, April 25, 2018

demo-image

Nin Ay Boolo Boolo Soo weerartay Asigoo Ciyaaraya Cayaarta Golfka

Responsive Ads Here
boolo+3

Warbixin: Isaac Couling oo ah 16 jir ayaa waxaa sooweeraray labo boolo boolo xili uu ciyaarayay cayaarta looyaqaan Golfka



Golf ayaa ah cayaar xiiso badan laguna ciyaaro meelaha duurka ah lehna cagaarka dooga ah waxaana inta badan meelahaas joogo xayawaano kala nooc ah.


boolo+1












ninkaan ayaa la arkayay asigoo madxmadax usii dhacayo labada boolo boolana ay ku dhaganyihiin sida kamuuqata sawirka hoose .


boolo+nb















Sida laga soo xigtay Click on Detroit ayaa sheegaya inarinkaan uu kudhacay mid kamid ah ardayda  dugsiga sare ee Michigan dhamaadkii isbuucaan.

No comments:

Post a Comment

Warbixin: Isaac Couling oo ah 16 jir ayaa waxaa sooweeraray labo boolo boolo xili uu ciyaarayay cayaarta looyaqaan Golfka Golf ayaa ah cayaar xiiso badan laguna ciyaaro meelaha duurka ah lehna cagaarka dooga ah waxaana inta badan meelahaas ...

Post Bottom Ad

Pages

Contact Form

Name

Email *

Message *