Warbixin + Sawiro: Dhawaqa Matoor Gaari Oo Iskubadalay Guux Mas!! - Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Post Top Ad

Sunday, February 25, 2018

demo-image

Warbixin + Sawiro: Dhawaqa Matoor Gaari Oo Iskubadalay Guux Mas!!

Responsive Ads Here
mas

Warbixin: Darawalka Gaariga ayaa maqlay cod layaableh kadib markuu rabay in uu kaxeysto gaarigiisa, laakiin Codkii wuxuu isku badalay Mas aan caadi eheyn.




Thaichai Kongnimit, oo ah 55 jir kuna nool wadanka Thailand ayaa sheegay in uu gaarigiisi Nissan ka ahaa ugu tagay Banaanka hore ee xaafadiisa habeenkii Arbcada eheyd, balse markee uu u baahday khamiistii in uu gaariga u kexeysto Baqaarkiisa uu kamaqlay Matoorkii Gaariga cod aan caadi eheyn.

mas2
Thaichai ayaa sheegay in uu saqafka hore ee gaariga uu furay si uu u arko codka meesha uu kasoobaxaayo, hadan islamarkiiba uu xiray kadib markuu arkay Mas aad u weyn oo korsaaran Matoorka gaariga.

'' Maska wuuba icuni gaaray waayo waxuu ii jiray kaliya 30 cm'' ayuu yiri Thaichai mar lawarsanaaye.


Thaichai  waxa uu uyeeray saraakiisa doolada oo ka akdhawaa meesha waxaana maskii qabtay mid kamid ah saraakiisha kaas oo sheegay in Maskii si nabad ah loogu celiyay keynta uu kasoobaxay markii hore.

mas3

Warbixin: Darawalka Gaariga ayaa maqlay cod layaableh kadib markuu rabay in uu kaxeysto gaarigiisa, laakiin Codkii wuxuu isku badalay Mas aan caadi eheyn. Thaichai Kongnimit, oo ah 55 jir kuna nool wadanka Thailand ayaa sheegay in uu gaar...

Post Bottom Ad

Pages

Contact Form

Name

Email *

Message *