Maroodi yar oo Kalaburiyay Dad rabay in ay Muuqaalo Kaduubtaan - Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Post Top Ad

Wednesday, May 9, 2018

demo-image

Maroodi yar oo Kalaburiyay Dad rabay in ay Muuqaalo Kaduubtaan

Responsive Ads Here
calf

Warbixin: Maroodi yar kaas oo ay kala lumeyn Maroodiyaalkii uu lasocday ayaa la arkay asigoo kala ceyrinaaya dad rabay in ay muuqaalo kaduubaan.



Maroodiga oo ah 4bilood jir kuna sugnaa keyn kutaalo Dalka India ayaa waxa ay kala lumeeyn xeyn Maroodiyaal ah kuwaas uu lasocday.
calf1













Muuqaal yar oo lagu baahiyay internetka ayaa laga dhax arkayay Maroodiga oo kala burinaya koox dad ah oo rabay in ay muuqaalo iyo sawiro kaqaadaan, sidookale waxa uu riday  Mooto ay wateen dadka.

calf2











ugu danbeyn maroodigii ayaa laqabtay waxaana lasiisay Biyo, sidoo kale waxaa lasheegay in lagu celinaayo keyntii uu kasoobaxay loona geynaayo maroodiyaalki uu lasocday.

No comments:

Post a Comment

Warbixin: Maroodi yar kaas oo ay kala lumeyn Maroodiyaalkii uu lasocday ayaa la arkay asigoo kala ceyrinaaya dad rabay in ay muuqaalo kaduubaan. Maroodiga oo ah 4bilood jir kuna sugnaa keyn kutaalo Dalka India ayaa waxa ay kala lumeeyn xeyn...

Post Bottom Ad

Pages

Contact Form

Name

Email *

Message *