Alexis Sanches oo Kubiiray Man UTD iyo Henrikh Mkhitaryan kubiiray Arsenal Qaabkee Wax U Dheceen - Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Post Top Ad

Monday, January 22, 2018

demo-image

Alexis Sanches oo Kubiiray Man UTD iyo Henrikh Mkhitaryan kubiiray Arsenal Qaabkee Wax U Dheceen

Responsive Ads Here
alex

Sport: Hadal heyn waayahaan danbe qabsatay Suuqa kala iibsigay ciyaartoyda ayaa ugu danbeyn soo gabagabowday maalinti Isniinta Hadaba sidee wax udheceen?


Heshiiska ayaa lasheegay in uu si xamaasad leh udhacay ayaa ugu danbeeyn soo dhamaaday ayadoo Alexis uu uwareegay Man UTD halka Henrikh Mkhitaryan uu isna u socdaalay waqooyiga London.

Alexis ayaa sheegay in uu katagay naadiga si lamid ah sida Thierry Henry oo ahaa Ciyaaryahnkii ugu Goolasha badnaa Arsenal kaas oo ugu danbeys kubiiray Barcelona 2007.

Sanches ayaa yiri: waan ku faraxsanahaybin aan kusoo biiro mid kamid ah naadiyada ugu waaweyn caalamka waxaan waqti fiican kusoo qaatay waqooyiga London anigoo halkaas joogay 3 sano iyo bat waxaa sidoo kale waqti lasoo qaatay taageerayaasha kooxda sidoo kale waxa  waxa uu Bogiisa Instagram ka kusoo qaray in ay tahay tii ugu farxada badneyd noloshiisa.

Arsenal ayaa heshay lacag iyo sidoo kale H. Mkhitaryan waxaana uuna heshiiska udhacay ku dhawaad Â£60m oo ah laacibka oo lagu qiimeeye £35m iyo lacag dheeraad ah.

Morinho oo kahadlay labada Ciyaaryahan ayaa ku hormaray Alex waxa uuna yiri: waa mid kamid ah xidigaha ugu anaagsan caalamka ee ka ciyaaro weerarka xiligaan lajoogo waxa uuna caawin doona da'yarta weerarka uga ciyaarto naadiga, sidoo kale ma uu kahadlaaye Henrihk Mkhitaryan waxa uu yiri: waxaan u rajeyhaa guulo iyo farxad waa hubaa inuu sameyn karo mahilmaami doono, ayuu yiri.

wixii faahfaahin ah: caanomagazine@gmail.com ama 

facebook page: @CaanoMagazine

No comments:

Post a Comment

Sport: Hadal heyn waayahaan danbe qabsatay Suuqa kala iibsigay ciyaartoyda ayaa ugu danbeyn soo gabagabowday maalinti Isniinta Hadaba sidee wax udheceen? Heshiiska ayaa lasheegay in uu si xamaasad leh udhacay ayaa ugu danbeeyn soo dhamaaday ay...

Post Bottom Ad

Pages

Contact Form

Name

Email *

Message *