Diyaarad Garoonki ay Ka kacday ku Soonoqotay Cilad Dhanka Musqusha Darteed - Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Post Top Ad

Saturday, February 3, 2018

demo-image

Diyaarad Garoonki ay Ka kacday ku Soonoqotay Cilad Dhanka Musqusha Darteed

Responsive Ads Here
norway+plane

Diyaaradaan oo ay saarnaayeen 84 shaqaale ah ayaa dib ugu soo noqotay Garoonkii ay ka kacday kadib ccilad dhanka suuliga/Musqusha ah.






Diyaaradaan oo ka kacdau Oslo, Norway una socotay Minich, Germany ayaa 20 daqiiqo kadib kusoo laabatay garoonki ay kaduushay.

Arinka xiisaha dhaliyay ayaa ah Diyaaradaan ayaa siday 84 shaqaale tubeeste ayaa hadana waxaa macquul noqon weyse in laxaliyo arinkaan kusaabsan Musqusha.

Agaasime ayaa yiri waan jeclaan leheen in aan arintaan xalino laakiin ma dhicin sidoo kale 
Afhayen ayaa yiri Waxaan u mahad celeynaa dhamaan rakaabki Diyaarada.




No comments:

Post a Comment

Diyaaradaan oo ay saarnaayeen 84 shaqaale ah ayaa dib ugu soo noqotay Garoonkii ay ka kacday kadib ccilad dhanka suuliga/Musqusha ah. Diyaaradaan oo ka kacdau Oslo, Norway una socotay Minich, Germany ayaa 20 daqiiqo kadib kusoo laabat...

Post Bottom Ad

Pages

Contact Form

Name

Email *

Message *