112 sano jir udhashay japan oo noqday ninka ugu Da’da wayn Aduunka - Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Post Top Ad

Sunday, April 15, 2018

demo-image

112 sano jir udhashay japan oo noqday ninka ugu Da’da wayn Aduunka

Responsive Ads Here
112

Masazo Nonaka ayaa noqonaya nina udgu dhalinta badan aduunka asiga oo jiro 112 sano iyo 259 maalin.
 



” waa kufaraxsanahay in aan ku dhawaaqno ninka ugu dhalinta badan aduunka kaas oo ah mr. Nonaka,  waa uu nabari karaa qibrada iyo aqoonta uu uleeyahay waayihiisa nololeed” ayaa lagu yire Guinness World Records.



Nonaka waxa uu dhashay bishii 25 kii July 1905 waxa aana ladhashay 6 wiil iyo 1 gabar, waxa uuna guursaday xaaskiisi 1931 kii.



Nonaka ayaa badalay saaxbkiis asna ugu da’da weynaa ee Francisco Nunez Olivera oo u dhashay  Spain, kaas oo kudhintay 113.
112+y











waxaa lagudoonsiiye shahaadada qofka ugu dhalinta badan aduunka.

No comments:

Post a Comment

Masazo Nonaka ayaa noqonaya nina udgu dhalinta badan aduunka asiga oo jiro 112 sano iyo 259 maalin.  ” waa kufaraxsanahay in aan ku dhawaaqno ninka ugu dhalinta badan aduunka kaas oo ah mr. Nonaka,  waa uu nabari karaa qibrada iyo aqoonta uu u...

Post Bottom Ad

Pages

Contact Form

Name

Email *

Message *