Caano Magazine

Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Fashion

News

Sports

Post Top Ad

Recent Posts

View More

Wednesday, May 9, 2018

Maroodi yar oo Kalaburiyay Dad rabay in ay Muuqaalo Kaduubtaan

7 years ago 0

Warbixin: Maroodi yar kaas oo ay kala lumeyn Maroodiyaalkii uu lasocday ayaa la arkay asigoo kala ceyrinaaya dad rabay in ay muuqaalo kaduubaan. Maroodiga oo ah 4bilood jir kuna sugnaa keyn kutaalo Dalka India ayaa waxa ay kala lumeeyn xeyn...

Read More

Monday, May 7, 2018

Libaax Xaday Kaamirad Muuqaal Ka Duubeyse

7 years ago 0

Warbixin + Sawiro: Koox muuqaal duubayaal ah ayaa soo bandhigay muuqaal yar kaas uu kadhax muuqdo Libaax Qaadanaya mid kamid ah Kaamiradaha ay wax kuduubayeen. Kooxdaan oo soosaarto barnaamishka loo yaqaan My Africa oo ah barnaamish lagu soob...

Read More

Wednesday, May 2, 2018

Caaradii Ugu Weyneed Aduunka Oo Ladilay

7 years ago 0

Warbixin: Caaradii ugu weyneed aduunka ayaa dhimatay kadib markii uu cunay bahalkale, waxay ayna kudhimatay 43 sano. Cilmi baarayaal udhashay dalka Australia ayaa soo bandhigay in ay dhimatay Caaro caaradi ugu weyneed aduunka. Leanda...

Read More

Tuesday, May 1, 2018

Mas Lagu arkay Goob ganacsi Asigoo Ku Dhexjiro Burjiko

7 years ago 0

Warbixin: Mid kamid ah Shaqaalaha shirkada ayaa Qeyb kamid ah Mas weyn kuarkay burjiko taalo goobta Ganacsiga  Burjikada oo taalay goobta ganacsiga ayaa waxaa arkay mid kamid ah shaqaalaha qeyb kamid ah Maska oo kasoo jeedo Burjikada kadib ...

Read More

Wednesday, April 25, 2018

Nin Ay Boolo Boolo Soo weerartay Asigoo Ciyaaraya Cayaarta Golfka

7 years ago 0

Warbixin: Isaac Couling oo ah 16 jir ayaa waxaa sooweeraray labo boolo boolo xili uu ciyaarayay cayaarta looyaqaan Golfka Golf ayaa ah cayaar xiiso badan laguna ciyaaro meelaha duurka ah lehna cagaarka dooga ah waxaana inta badan meelahaas ...

Read More

Monday, April 23, 2018

Mohamed Salah oo ku Guuleystay Laacbka Sanadka Horyaalka Ingiriiska 2017/18

7 years ago 0

Warbixin: Mohamed Salah Laacibka kooxda Liverpool iyo xulka Masar ayaa kuguuleystay xidiga ugu fiican Horyaalka Ingiriiska sandka 2017/18 Mohamed Salah ayaa abaalmarintaan kaga guuleystay xidigaha kala ah: Kevin de Bruyne, Harry Kane, Leroy...

Read More

Wednesday, April 18, 2018

Haweeney Dib Uheshay Faraanti Ka Maqnaay 47 Sano

7 years ago 0

Warbixin: Haweeney kunool dalka mareekanka ayaa dib ula midowday faraanti kamaqnaay mudo 47 sano ah faraantiga oo kadhumay waagi ay kabaxeyse iskuulka ayaa hada dib loohelay ayadoo lagawado qorshe dhsmo meesha uu uga lumay faraantiga. ...

Read More

Sunday, April 15, 2018

112 sano jir udhashay japan oo noqday ninka ugu Da’da wayn Aduunka

7 years ago 0

Masazo Nonaka ayaa noqonaya nina udgu dhalinta badan aduunka asiga oo jiro 112 sano iyo 259 maalin.  ” waa kufaraxsanahay in aan ku dhawaaqno ninka ugu dhalinta badan aduunka kaas oo ah mr. Nonaka,  waa uu nabari karaa qibrada iyo aqoonta uu u...

Read More

Saturday, March 3, 2018

Libaax Badeed Ku Soo Booday Doon Si Loosiiyo Malaay Uu Cuno

7 years ago 0

Warbixin: Koox Kaluumeysato ah muuqaal ay duubeen ayaa lagu arkay Libaax Badeed baahan oo gadaal kasoo qabsaday Doon ay ku kaluumeysanayen si loosiiyo Malaay uu cuno. Muuqaalkaan oo laduubay Bishii Feebaraayo ayaa lagu arkay libaax badeed b...

Read More

Sunday, February 25, 2018

Warbixin + Sawiro: Dhawaqa Matoor Gaari Oo Iskubadalay Guux Mas!!

7 years ago 1

Warbixin: Darawalka Gaariga ayaa maqlay cod layaableh kadib markuu rabay in uu kaxeysto gaarigiisa, laakiin Codkii wuxuu isku badalay Mas aan caadi eheyn. Thaichai Kongnimit, oo ah 55 jir kuna nool wadanka Thailand ayaa sheegay in uu gaar...

Read More

Friday, February 23, 2018

Waxay Ku Guuleysate 1 Malyan Oo Doolar, Laakin Maxey dhahday!!!!

7 years ago 0

Warbixin: Sayanna Bragg of Durham oo ku nool Gobolka North Carolina ee dalka Mareekanka ayaa ku guuleysate Bakhtiyoo Nasiib lacag dhan $1 Million oo dollar, laakinn si yaab leh uga mahadcelisay? Waxeytiri  " waxaan u mahadcelinayaa Garbaha door...

Read More
Page 1 of 512345Next �Last

...

Post Bottom Ad

Pages

Contact Form

Name

Email *

Message *