Man City oo markii ugu horeyse lagabadiye Horyaalka 2017/2018 iyo Tababare Guardiola oo ka hadlay - Caano Magazine

Sheekooyin xiiso leh, Layaabka Dunida, Warbixino, Maqaalo, Ganacsi iyo waxyaabo kale. Like Saar Facebook Page: Caano Magazine

Post Top Ad

Sunday, January 14, 2018

demo-image

Man City oo markii ugu horeyse lagabadiye Horyaalka 2017/2018 iyo Tababare Guardiola oo ka hadlay

Responsive Ads Here
Pep-Guardiola

Sport: Kooxda Kubadda Cagta ee Manchester City ayaa markii ugu horeysay laga badaye horyaalka ingiriiska kadib 22 kulan oo guuldaro la'aan ah, hadaba muxuu kayiri Tababaraha kooxda guuldaradaan?

kooxda Liverpool oo garoonkeeda kumartigalisay naadiga Man City ayaa ugabadisay 4-3 kulan ciyaareedkii 23aad ee horyaalka ingiriiska.

 Waa kulankii ugu horeeyay ee lagabadiyo Man City sida uu usoo bilaawday horyaalka. waxa ayna kahorysaa naadiga kuseexigo ee Manchester united 15 dhibcood waloow uu halkulan udhimanyahay kaas oo hadii aybadiso caawa farqiga dhibcaha noqondoono 12.

Muxuu kayiri Guardiola?

"waa isku daynay in aan ciyaarno, laakiin waxaan sameynay dhowr qalad taasina waa dhacdaa
waana u ogolnahay guusha naadiga naga soo horjeedo" ayuu yiri Guardiola waxa uuna hadalkiisa kusii daray kadib goolki Farmino in kooxda uu kalumay koontaroolka ciyaarta.

si aad u hesho waxwalboo xiiso leh nagu soobiir boga facebook ee ah www.facebook.com/caanomagazine 

No comments:

Post a Comment

Sport: Kooxda Kubadda Cagta ee Manchester City ayaa markii ugu horeysay laga badaye horyaalka ingiriiska kadib 22 kulan oo guuldaro la'aan ah, hadaba muxuu kayiri Tababaraha kooxda guuldaradaan? kooxda Liverpool oo garoonkeeda kumartigalisay na...

Post Bottom Ad

Pages

Contact Form

Name

Email *

Message *